Gen. Maxamed Abshir, Xirsi Bulxan & Fisiko oo ka Tacsiyeeyey Geerida Marxuum Maxamed Abshir Walde

INNAA LIL LAAHI WAA INNAA ILEYHI RAAJICUUN

Ayaamo Mugdi ah oo Soomaaliya la soo gudboonaadey

Geerida Muxammad Yuusuf Abshir Waldo

154a

Annagoo ah:

Maxammad Abshir Muussa

Xirsi Bulxan Faarax

Cabdulqaadir Nuur Salaad (Fiisiko)

 Cabdiraxiim Maxamed Abshir Muussa

Annigoo ah Janan Maxammad Abshir Muussa iyo ilmahayguba, annagoo ka xun geeridii naxdinta lahayd ee walaalkay Marxuum Muxammad Abshir Yuusuf Waldo. Waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa Marwo Faa’iza Cabdalle, Xaaskii Mohamed Yusuf Abshir Waldo, ilmihiisa, reer Abshir Yusuf Waldo, dhammaan qaraabadiisii iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed.

Allah ha naxariiste Marxuumka walaalkay Muxammad Abshir Yuusuf Waldo waxaan isla soo kifaaxnay mudo dheer. Eebbe Weyne Marxuumka Jannatul Fardowsa ha geeyo innagana Samir iyo Iimaan ha inaka siiyo. Aamiin…Aaamiin

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN

Maxammad Abshir Muussa

Xisri Bulxan Faarax

Cabdulqaadir NuurSalaad

Cabdiraxiim Maxammad Abshir Muussa

About The Author