Dhagayso: Gudiga Gacanta Ku Haya Dhismaha Wadada Ceel-daahir & Ceerigaabo oo shaaciyey Xiliga dhismaha wadada uu bilabanayo

6 Marso 2016 (Puntlandes)  Gudoomiye xigeenka mashruuca dhismaha wadada Ceel-Daahir iyo Ceerigaabo Cali Maxamuud Xasan ayaa waxaa uu sheegey in bisha soo socota Abriil ay bilaabanayso dhismaha wadadaas.

214-9e

Gudoomiye xigeenka ayaa wxa uu intaas ku daray in kharashka wadadaas ku baxaya ay iska kaashanayaan dowlada Puntland iyo shacabkeed.

Dhagayso Cali Maxamuud Xasan


Puntlandes.com

About The Author