Daawo Sawirada Xafladii soo Dhawaynta Madaxwaynaha Puntland ay u samaysay Jaaliyada Puntland ee Canada

8 Marso 2016 (Puntlandes) Madaxwaynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo booqday Canada ayaa Jaaliyadda Puntland ee Magaaladda Toronto ee dalka Canada waxay u samaysay Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay.

12832416_963504267074776_3629846335222387497_n

Madaxwayne Gaas oo khudbad ka jeediyay Xafladaas ayaa sheegay muhiimada ay leedahay in lagu laabto dalkii Puntland, isagoo ku dheeraaday in Puntland ay cagta saartay xiligii horumarka ayna lagama maarmaan tahay in dadkeeda ay maalgashadaan.

Madaxwaynaha ayaa ka codsaday qurbe joogta reer Puntland inay dib ugu soo laabtaan Puntland ayna aqoontooda iyo Hantidooda ay dib ugu soo ceshaan wadanka.
12832416_963503737074829_4721109746073632193_n12814750_963503357074867_2503410986232374586_n12814431_963503593741510_7125873396376500082_n12814220_963504163741453_2935306845993224268_n12814200_963503407074862_8329984580272662549_n12814131_963504570408079_520611083866583896_n12806059_963504843741385_9184280244879413794_n12805891_963504007074802_1949401464878042964_n12805649_963503713741498_8187157868413575501_n12804803_963504610408075_4862213420644958339_n12804741_963504417074761_8321369447491059009_n12803192_963503740408162_1029259127259839280_n12803063_963504000408136_8276878684571138285_n12802815_963503983741471_5704178102788660196_n12801261_963503457074857_7667018357133870174_n12800328_963503933741476_1644983188243777523_n12800320_963503910408145_1725956905342026578_n12800158_963503410408195_4171221394057827142_n12800113_963503350408201_634425071067319744_n12799325_963504767074726_4179194510093160180_n12795422_963503403741529_2379457058262981008_n12794383_963504670408069_1260457568512530545_n12790849_963503600408176_4229433395848072725_n12718246_963504947074708_8242235807624728897_n12670768_963503947074808_8221283469334824721_n12524333_963504697074733_4710254658960791802_n12495250_963504897074713_151197049613647381_n12321574_963504867074716_4548480838187806353_n10155382_963504593741410_7516484041961296808_n10150696_963503470408189_8279704820104456848_n1656171_963503353741534_501333486771752558_n

About The Author