Dhagayso: Madaxweynaha DFS oo Qiray inuu dalka sacuudiga gaynayo Gabdho Soomaaliyeed oo la Adoonsado & Wasiir Caynte oo Beeninaya

9 Marso2016 (Puntlandes) Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh ayaa waxaa IntegrationTV waraystay uu ku Qirtay inay ka gadayaan dalka Sacuudiga Gabdhaha Soomaaliyeed oo uu ku sheegay inay ku shaqaynayaan ”BOOYAASANIMO” laakiin lagu Adoonsan doono dalkaasi.

214-2e

Xasan Sheekh ayaanba wax yar la gaban inuu ka gatay Gabdhaha Soomaaliyeed Dalka Sacuudiga isagoo ku doonayey inay ka shaqaysanayaan uuna dadaal badan u galay. Waa markii ugu horaysay ee ay DFS iyo Kooxda u talisa ee DAMUL JADIID ay si toos ah u qirteen gadida Gabdhaha Soomaaliyeed


Dhanka kalr wasiirkiisa Qorshaynta Caynte ayaa isna dhankiisa waraysi uu siiyey Jubaland YTv ku Inkiray in madaxweynihiisu uu dalka Sacuudiga ka gatay Gabdhaha Soomaaliyeed si loogu adoonsado halkaas!!!

Puntlandes.com

About The Author