Daawo: Xildhibaan Dani oo Lacag aad u yar ugu deeqay dadka ay abaaruhu saameeyeen ee G.karkaar, isagoo RW Cumar ka roonaaday

9 Marso 2016 (Puntlandes) Siciid C/llaahi Dani oo ka tirsan Baarlaamka DFS ayaa maanta ugu deeqay Lacag aad u yar ugu deeqay dadka ay abaaruhu saameeyeen ee Gobolka uu kasoo jeedo ee karkaar, taasoo uu cadadkeedu ahaa 3000doolar kaliya.

215-4e

Xildhibaan Dani oo horayna usoo noqday dawlada Xasan Sheekh Wasiirka Qorshaynta ayaan wax taageero ah Puntland iyo gobolka uu kasoo jeedo ee Karkaar ka helintii intii Xildhibaanka iyo Wasiirka ka ahaa dawlada Xasan Sheekh ee Xamar.

Waxaa xusid mudan inuu ka tirsan yahay Dani Kooxda Arxan laawayaasha ah ee DAMUL JADIIDee ka talisa Villa Somalia jhadana u ordaysa sidii ay xukunka dib ugu soo noqon lahayd.

Si kastaba ha ahaatee waxa uu Xildhibaan Dani 3 iyo eber kaga Guulaystay oo xaagaagii  yaraa ee uu maanta soo Raysul Wasaaraha dawaladda Xasan Sheekh, Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke oo isna kasoo jeeda Gobolka Karkaar laakiin inuu dhib u gaysto maahee aan Xataa 3000 doollar kasoo gaarin.

Khaladka Dani iyo Cumar ma laha ee waxaa leh 4.5ta ay boosaska ku joogaan!!!

Puntlandews.com

About The Author