Daawo Muuqaal waraysi lala yeeshay Xeer ilaaliyaha DFS oo booqasho ku jooga Garowe

11 Marso 2016 (Puntlandes) Xeer ilaaliyaha DFS Dr.Axmed Cali Daahir iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa waxay booqasho ku yimaadeen todobaadkan Caasimada Puntland ee Garowe, waxaana ka mid ah wafdigiisa taliyaha ciidanka asluubta DFS,Bashiir Goobo iyo ilaa 12-safaaradood oo dowladda dhexe taageera.

215-6

Xeer ilaaliyaha oo wataysi siiyay SBC  ayaa sheegay in socdaalkiisa uu yahay sidii loo xoojin lahaa wada shaqaynta xeer ilaalinta dalka, isagoo sheegay inay Garowe ku yeelanayaan shir ballaaran oo looga hadlayo horumarinta xabsiyada dalka maadama magalada Garowe uu ku yaalo xabsi hab casri ah loo dhisay.

Puntlandes.com

About The Author