Sawiro: Madaxwayne Gaas oo lagu soo dhaweeyey Magaaladda Minneapolis Minnesota

10 Marso 2016 (Puntlandes) Madaxwaynaha Dowlad Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa lagu soo dhaweeyey Magaaladda Minneapolis Minnesota,.

Madaxwaynaha ayaa la kulmaya Jaaliyadaha Puntland ee ku dhaqan magaaladaas, Madaxweyne Gaas iyo jaaliyada Minesota ayaa maalinka Bari ah ee jimce ah kulan balaaaran kuwada qaadan doona MPLS Convention Cente.

gaas minisota 6 gaas minisota 7 gaas minisota 8 gaas minisota 9 gaas minisota 10 gaas minisota 11 gaas minisota 12 gaas minisota 13 gaas minisota 13 gaas minisota 14 gaas minisota 15 gaas minisota 15 gaas minisota 16 gaas minisota 17 gaas minisota 18 gaas minisota 19 gaas minisota 20 gaas minisota 21

About The Author