DAAWO-Dhagayso: Jabuuti & Somaliland oo isku Dhacay

14 Marso 2016 (Puntlandes)  Guddoomiyaha gobolka Salal ee Somaliland Farxaan Xasan Cabdi oo ay VOA waraysatay ayaa waxa uu u sheegay in ciidamada badda ee Jabuuti ay rasaaseeyeen markab, taasoo keentay inay isku dhacaan ciidamada badda ee Jabuuti iyo Somaliland.

215-8e

Khasaaraha ka dhashay isku dhacaan ayaa ah Hal askari oo geeriyooday, halka ay laba qof oo midkood askari yahayna ay dhaawacmeen.

Warbixintan waxa noo soo diray weriyaha VOA ee Hargeysa Barkhad Kaariye.


Puntlandes.com

About The Author