Dhagayso: Degmada Godobjiraan ee Gobolka Nugaal oo looga cabsi qabo Ciidamadii soo galay Xeebaha Puntland

15 Marso 2016 (Puntlandes) Degmada Godobjiiraan oo ka tirsan Gobalka Nugaal ayaa waxaa ka jira iminka cabsi looga qabo inay Ciidamadii soo galay Xeebaha Puntland gaaraan.

215-9a

Deegaanka Kulub ay u jira Godobjiiraan qiyaastii 40-KM ayey saakadii hore soo gaareen Ciidamadaasi.

Gudoomiyaha Godobjiiraan Yuusuf Maxamed Faarah oo la hadlay saxaafada ayaa sheegay in ay warka ku hayaan xooggagan hubaysan inay kusoo wajahan yihiin degmada ayna jidka waxyeelo ugu gaysteen dad shacab ah.

Dhagayso waraysiga Gudoomiyaha Godobjiiraan


Puntlandes.com

About The Author