DEG DEG: Ciidanka Puntland oo Guulo waawayn ka Gaaray Dagaalka ka socda GARNAAL

16 Marso 2016 (Puntlandes) Warar lagu kalsoon yahay oo ay helayso Warbaahinta Puntlandes ayaa sheegaya in Ciidanka Puntland ay kasoo hoyiyeen Guulo waawayn Dagaalka ka socda Deegaanka Garmaal ee hoostagta Degmada Dangorayo ee Gobolka Nugaal.

Wararku waxay intaasku darayaan in la jabiyey Cadowgii ay kasoo abaabushay DFS magaalada Muqdisho, iyadoo ay Ciidamadu ka dileen 15 ka tirsan Cadawgaas Puntland kusoo Duulay.

WasiirkaWarfaafinta ayaa Saxaafada ugu yeeray Xafiiskiisa si uu u siiyo wararkii ugu dambeeyey iyo Hawlgalada lagu baacsanayo Cadowga Puntland kasoo weeraray dhanka magaalada Muqdisho.

Waxay wali Ciidanka ku jiraan baacsashada Cadawgs, wixii kusoo kordhana kala soco Warbaahinta Puntlandes.

 

About The Author