Dhageyso: Gen. Cadde “Puntland waa isdifaacaysaa, lagama guulaysto”

17 Marso 2016 (Puntlandes) Madaxweynihii hore ee Puntland Gen Maxamuud Xirsi Muuse (Gen Cadde) ayaa isagoo ka hadlay Duulaanka ay Huwanta isbiirsatay kusoo qaaday Puntland waxa uu ugu baaqay dowladda iyo shacabka  Puntland inay u midoobaan duulaanka qaawan ee lagusoo qaaday dhulkeeda,  Puntland.

216

Gen Cadde oo uu Radio Daljir waraystay ayaa yiri “Puntland waxaa lagusoo qaaday dagaal siyaasadeed iyo mid amni, waxaana loo baahan yahay shacabku inay hubkooda qaataan oo ay ka hortagaan cadowga dhulkooda soo weeraray. Waligayba kuma fekerin Puntland ayaa cadow qabsan karaa, laakiin waxaa hubaal in gacmo shisheeye ay ka shaqeynayaan inay Puntland burburto

Dhageyso Cadde Muuse


Puntlandes.com

About The Author