Akhriso ILA QOSOL: DFS oo Cabmbaaraysay howlgallada Al-shabaab ka wadaan dawlad Gobolleedyada, gaar ahaan Puntland, Galmudug, Jubbaland & KGS,

Akhriso ILA QOSOL howlgallada Al-shabaab ka wadaan dawlad Gobolleedyada, gaar ahaan Puntland, Galmudug, Jubbaland iyo Koonfur Galbeed, waxaana la cambaareeyey falalkaas Argagixiso, sawirka hoose ka akhriso.

215-b

Waxaa su’aal ah meel aan Puntland ahayn miyey Kooxda Alshabaab iminka ka bilowday Argagisanimo, meelaha kale awalba guri uma ahayn maaa u diiday DFS inay sida ay wax u jiraan ka hadasho Puntland kaliya mise waa sida kasoo yeeray Saxaafada Xamar oo waxay isleeyihiin la mid dhiga Baydhabo iyo Cadaado oo AMISOM gaysta?

Shacabka reer Puntland iyagaa soo difaacanayey dawladooda iyo Dhulkooda hadana diaacanaya AMISOm na uma baahna cid kalena uma baahna

216-1b

About The Author