Sawiro: Maxaabiis hor leh oo Alshabaab ah oo Ciidanka Difaaca Puntland u qabteen Degaanka Garmaal

20 Marso 2016 (Puntlandes) Wararka kasoo gaaraya Warbaahinta Puntlandes deegaanka Garmaal ee degmada Dongorayo ayaa Xaqiijinaya in firxadka AlShabaab ay Ciidanka Difaaca Puntland ku Ugaarsanayaan, iyagoo Ciidanku ay ka dileen 3 maleeshiyo Alshabaab ka tirsanaa kuwaasoo ka mid ah kuwii shalay laga saaray Togga SUUJ.

Ciidanka Difaaca Puntland ayaa oo deegaankaasi ka wada howlgalo lagu Ugaarsanayo Alshabaabka firxadka ahaa ayaa saaka gacanta kusoo dhigay 13maxaabiis ah oo Alshabaab ah.

734961_210276462663370_4413134344014801144_n

1934390_210278162663200_6164691511085358423_n

1934402_210278542663162_332831132828359456_n1934776_210278369329846_2462100771899348925_n10351003_210278852663131_5678102772237905359_n10449191_210278059329877_4078879197157748539_n10985034_210279072663109_4593115517193654664_n11701039_210276722663344_6278162635426800188_n

216-3f1

Puntlandes.com

About The Author