Sawiro: Hambalyo Maxamed Dhagaweel oo kimida Ardaydii ka Qalin jabiyey Kampala University ee dalka Uganda

24 Marso 2016 (Puntlandes) Waxaa maanta ka Qalinjabisay Jaamacada Kampala University ee dalka Uganda Arday Soomaliyeed oo uu kamid ahaa Maxamed Dhagaweel Bulxan.

Maxamed Dhagaweel Bulxan oo la hadlay Warbaahinta Puntlandes ayaa sheegay in dareenkiisa farxadeed aan la soo koobi karin maanta, waxana uu dhaman ummadda Soomaaliyeed ugu baaqay in Waxbarashada ku dadaalaan lahaadaana YOOL sare dhalina, isagoo si gaar ah Dhalinta Soomaaliyeed ugu baaqay inay Qoriga Qalin ku bedelaan.

Dhamaan bahda Warbaahinta Puntlandes Waxay Hambalyo u dirayaan Ardaydii ka Qakin jabiyey maanta oo ay taarikhdu ahayd 24/03/2016 Jaamacada ‪ Kampala University ee dalka Uganda, waxayna si gaar ah Hambalyo ugu dirayaan Maxamed Dhagaweel Bulxan oo ka Qalin jabiyey degree of environmemtal science and mngmnt

Daawo sawiro

217-2a

217-2 217-2b

About The Author