Dhagayso wararkii u dambeeyey oo ku saabsan Xasan Kheekh & reer Hiiraan

26 Marso 2016 (Puntlandes) Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh oo shalay gaaray Baladweyn ayaa ujeedada safarkiisu waxa uu ahaa inuu ku Qanciyo Odoyaasha iyo Waxgaradka Gobolka Hiiraan inay dib ugu laakbtaan Shir ay Kooxda madaxweynuhu ka furtay magaalada Jowhar oo ay maamul ugu samaynayaan Gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe.
217-5
Hadaba Dhagayso Warbixin ay BBC ka diyaarisay iyo wararkii u dambeeyey oo ku saabsan Xasan Kheekh iyo reer Hiiraan


Puntlandes.com

About The Author