Dhagayso BBC: Maxaa laga baran karaa dagaalkii Al-Shabab iyo Puntland?

26 Marso 2016 (Puntlandes) Midowga Yurub ayaa markii ugu horeysay ka hadlay howlgalkii ciidamada Puntland ay kula dagaallameen Al-Shabaab.
216-8b1

Wakiilka Midowga Yurub ee Somaliya, Michele Cervone, ayaa sheegay in taasi ay muujineyso sida ay ciidamo Soomaali ah uga adkaan karaan Al-Shabaab.

Haddaba maxaa laga baran karaa dagaalkaasi, waxay su’aashaas iyo kuwa kaleba weydiisay Suheyba Maxamed, Dr Cabdiwahab sheekh Cabdi Samad, oo ka faalooda arrimaha Afrika.


Xigasho BBC

About The Author