Dhagayso: Garaad Cabdulaahi ”DFS Haddii ay Puntland 4.5 dib ugu soo celiso waa Gacmo daalis”

26 Marso 2016 (Puntlandes)) Garaad Cabdulaahi Cali Ciid oo ah Afhayeenka Isimada Puntland oo waraysi siiyey Radio Daljir ayaa dhalilay in wada hadalo furmaan DFS & Puntland, kaasoo ku saabsan Habka Qabaliga ah ee 4.5 oo ay Puntland horay u diiday.

213-4a

Garaadka ayaa ku tilmaamay wada hadalada iminka socda kuwo aysan waxba ka soo bixi dooni, maadam ay Shacabka Puntland iyo Xukuumadoodu diideen.

Waxaa shalay soo gaaray Caasimada Puntland ee Garowe wafdi uu hogaaminaya Raysul Wasaaraha DFS Cumar Cabdirashiid Cali Shrmarke iyagoo u yimid Garowe in Puntland la OGOLAYSIIYO 4.5.

Dhagayso Garaad Cabdulaahi


Puntlandes.com

About The Author