Dhagayso: Faysal Rooble ”RW Cumar waa ku liidnimo inuu Puntland ku darqiyo nidaam xaaraan ah”

28 Marso 2016 (Puntlandes)  Aqoonyahan Faysal Rooble oo waraysi siiyey Radio Daljir ayaa nasiib darro wayn ku tilmaamay rabitaanka Raysul wasaare Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke uu ku doonayo inuu 4.5 uga dhaadhicyo Puntland oo horay u diiday

211-8

Aqoonyahan Faysal Rooble ayaa yiri “Raysul wasaare Cumar waa ku liidnimo inuu Puntland ku darqiyo nidaam xaaraan ah, waa in la dhowraa axdi-qarameedyadii ay ummaddu horay ugu hishiisay, anigu waan garan karaa haddii Cumar yiraahdo 4.5 waxaa dan ugu jirtaa aniga iyo Madaxwayne Xassan Shiikh, balse ma fahmi karo inuu ummadda lasoo hor istaago waa nidaam dan u ah bulshada Soomaaliyeed”

Dhagayso waraysi uu siiyey Aqoonyahan Faysal Rooble

Puntlandes.com

About The Author