Sawiro: Beelihii uu la heshiiyey Xasan Sheekh ee Gobolka Hiiraan oo Madaxdhaqameedkoodii ay gaareen Jowhar

29 Marso 2016 (Puntlandes) Madaxdhaqameedyadii uu la heshiiyey madaxweynaha DFS Xasan Sheekh iyo mas’uuliyiin kale oo ka soo kala jeeda labada Gobol ee Shabeelaha Dhexe iyo Hiiraan ayaa maanta la geeyey magaalada Jowhar,

Madaxdhaqameedkaan oo laga waday magaalada Beledweyne ayaa waxa ka mid ahaa Ugaas Maxamud Ali Ugaas ,Ugaas C/man Ugaas Cabdllaahi ,Ugaas Cabdllaahi ugaas Saalax,Suldaan Maxamed Axmed Shido, Wabar Maxamed wabar Axmed, Ugaas C/xakin Ugaas Maxamed, Ugaas C/naasir Ugaas Maxamed iyo Islow CIsmaan Shiikh Xasan.

Madaxweynaha DFS  Xasan Sheekh ayaa magaalada Beledweyne  ku kala qaybiyey Madaxdhaqameedka Gobolka Hiiraan oo 8 ahaa isagoo gooni ula baxay 5 halka ay 3 diiday Qorshaha Kooxda Xasan Sheekh ee DAMUL JADIID.

(1)(2)

(4)(3)

(10)

(9)

(8)

(7)

(6)

(5)

Puntlandes.com

About The Author