Daawo Barnaamijka Todobaadka & Toronto oo ku saabsan Dagaalkii ay Puntland kaga adkaatay Alshabaab (XIISO BADAN)

Barnaamijka Todobaadka & Toronto ee uu daadihiyo Maxamed Cabdulaahi Xasan (Somali Cable TV) ayaa waxa uu ku saabsan yahay Todobaadkan Dagaalkii ay Ciidanka Difaaca Puntland kaga adkaadeen Alshabaabtii soo weerartay Puntland 14kii Mars 2016, iyagoo ka dhigay Wax ay dilaan, wax ay qabtaan iyo wax carara.

218-1a1

Waxaa Barnaamijka Todobaadkan marti ku ah Cawad Axmed Casharo oo Xildhibaan kasoo noqday DFS, wasiir na kasoo noqday Puntland iyo Eng Siciid Maxamed Maxamuud oo loo yaqaano Siciid Dhafuuje.

Puntlandes.com

About The Author