Daawo Video: Jaamacada Kampala University oo ay ka qalinjabiyen Arday Soomaaliyeed By-Abdiladif WaDani

29 Marso 2016 (Puntlandes) Jaamacada Kampala University ee dalka Uganda ayaa wxaa ka mid ahaa Ardaydii ka qalinjabisay sanadkan Arday Soomaaliyeed.

218-1a2

Warbaahinta Puntlandes ayaa waxay idiin soo gudbinaysaa Warbixin  dheer oo uu ka diyaariyey TV dowladda Puntland gaar ahaan Wariye Abdiladif Mohamed Hashi WaDani.

Wariye Abdiladif WaDaNi ayaa mar walba soo tabiya Wararka iyo Barnaamijyada ku saabsan Ardayda Wax ka barta Dalka Uganda.

Puntlandes.com

About The Author