Safiirka Imaaraadka ee Somalia oo soo gaaray Garowe kuna biiray shirarka albaabadu u xiran yihiin ee ka socda madaxtooyada

3 April 2016 (Puntlandes) Safiirka Imaaraadka u fadhiya Soomaaliya ayaa soo gaaray Caasimada Puntland ee Garowe, wuxuuna ku Shirarka aan kal ago’a lahayn ee ka socda madaxtooyada Puntland.

Wafuud kala duwan ayaa soo gaaray maanta Caasimada Puntland ee Garowe kuwaasoo qayb ka noqonaya Heshiis ay Puntland ku ogolaanayso in Soomaaliya Doorashadeeda lagu saleeyo 4.5,

Safiirka

sfiir-2

IMG-20160403-WA0001IMG-20160403-WA0002IMG-20160403-WA0003IMG-20160403-WA0004IMG-20160403-WA0005

About The Author