DEG DEG: Munaasabadii ka dhici lahayd W. C/maadka oo baaqatay & Qololka Shirarka ee Madaxtooyada oo Beesha Caalamku u kala dabqaadayso

3 April 2016 (Puntlandes) Sida ya ogaatay Warbaahinta Puntlandes waxaa maamnta Qorshuhu ahaa in ay Hoolka Shirarka ee Wasaaradda C/maadka Puntland ka dhacdo Munaasabad lagu Shaacin lahaa heshiiska ay wada gaareen Puntland iyo DFS kaasoo ay Beesha Caalamku Markhaati ka noqon lahayd.

215-8b

Munaasabadaas ayaa baaqatay kadib markii uu Diiday madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Qodobadii lagu Heshiiyey , xaalada ayaa iminka ah mid Cakiran iyadoo aysan jirin wax horumar ah oo laga gaaray arinkaas.

218-5a2

218-5b2

Qololka Shirarka ee Madaxtooyada Puntland ayaa Qolo walbaahi waxay ku shirsan ytahay Qol gooni ah iyadoo ay Beesha Caalamku u kala dabqaadayso, sida wararku kusoo gaarayaan Warbaahinta Puntlandes waxaa aad u fogaatay in xal loo helo kadib diidmada xasan sheekh.

Wixii war ah ee kusoo kotdha kala soco Warbaahinta Puntlandes

About The Author