Dhagayso: Nuur Shire Cismaan oo Dhaliilay Shirarka u socda dawlada Puntland & DFS

3 April 2016 (Puntlandes) Gudoomiyaha  Bulshada Rayidka ee Puntland (Punsaa)  Nuur Shire Cismaan oo waraysi dheer siiyay Radio Daljir ayaa nasiib darro wayn ku tilmaamay in madaxwayne Xassan Shiikh uu shaaciyo in Puntland ay qaadatay nidaamka 4.5, waxaana Nuur uu saluugmo wayn ka muujiyay in warka kasoo yeeray Xassan Shiikh aysan ogayn bulshada Puntland.

218-5b4

Gudoomiye Nuur Shire ayaa si wayn u dhaliilay qaabka ay dawlada uu hogaamiyo Dr Cabdiwali u maamushay shararka Garowe ka socda.

Dhagayso Nuur Shire Cismaan


Puntlandes.com

About The Author