DEG DEG: Heshiiska Puntland & DFS oo dhawaan la shaacin doono

 

3 April 2016 (Puntlandes)  Waxaa dhawaan la sugayaa in la soo bandhigo Heshiiska ay wada gaareen dawlada Puntland iyo DFS  ayna Markhaatiga ka tahay Beesha Caalamka.

218-5e

 

Heshiiska hadda la shaaciyey waxaa kamid ahaa in nidaamka 4.5ka ee Puntland iyo DFS isla gaareen in sanadkan la qaato aan wixii ka dambeeya doorashada 2016 aan lagu galayn doorasho,

Qodo bada oo dhamaystiran goordhow ayaan idiin soo gud bin doona, waxaana hadda si toosa loo shaaciyey in Puntland ogolaatay in doorashada 2016 lagu saleeyo 4.5ka.

Heshiiskan ay wada gaareen Puntland iyo DFS waxaa damaanad qaaday IGAD waxaana goob joog ka ahaa Wasiirka arimaha dibada Ethiopia, Ergayga QM ee Somalia, xoghayaha guud ee urur goboleedka IGAD iyo xubno kale oo ka socday beesha caalamka.

Warka oo dhamaystiran kala soco dhawaan Warbaahinta Puntlandes

About The Author