Dhagayso: Beelo Colaadi dhextaalay 20 Sano oo Heshiiskoodu ka dhacay Bosaso

5 April 2016 (Puntlandes) Magaalada Bosaso ee xarunta Ganacsiga ee Puntland waxaa maanta ka dhacay kulan ay ku heshiiyaan laba beelood oo wada dega gobkla Bari ee Puntlaand Colaad u dhaxaysay muddo 20 sano ah.

218-8a1

Heshiiska ayaa ku yimid kadib markii waxgaradka labada Beelood ay si iskood uga Heshiiyeen colaaddii u dhexaysay.

Dhagayso warbixin ay ka diyaarisay VOA


Puntlandes.com

About The Author