Daawo sawirrada dhismaha waddada Dan-wadaagta

5 April 2016 (Puntlandes) Waddada isku xirta isgoysyada Zoobe iyo Danwadaagta kuna taala Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir oo dhowaan maamulka Gobolka uu ku bilaabay dib u dhis ayaa howshaasi waxaa ay maraysaa meel Gabogabo ah..

Dhismaha waddadan oo kal hore bilowday ayaa waxa hadda lagu bilaabay in la saaro laamigii rasmiga ahaa oo loogu talagalay.

 

12345

About The Author