DAAWO DAREENKA SHACABKA GAROWE EE HESHIISKII PUNTLAND & DFS

5 April 2016 (Puntlandes)  DFS iyo Puntland ayaa 3dii bishan April 2016 ku kala saxiixday Heshiis ka kooban 4 qodob oo ay damaanad qaaday Ururr Goboleedka IGAD, waxana Makhraati ahaa Ergayga QM ee Somalia, Wasiirka arimaha dibadda Ethiopia, wakiila midowga Yurub, xoghayaha urur goboleedka IGAD iyo xubno kale.

218-5e

Dadweynaha ku nool Caasimada Puntland ee garowe ayaa si kal iyo laab ah usoo dhaweeyey Heshiiska ay dawladoodu la saxiixatay DFS, iyagoo sheegay inay Dawladu mas’uul ka tahay ayna u Igmadeen inay shacabka ku Hogaamiso danta Puntland.

Halkan ka daawo Shacabka Caasida Garowe oo Taageeray Heshiiskii Puntland iyo DFS iyo Musharaxnimada Madaxweynihii hore ee Puntland Dr Faroole

Puntlandes.com

About The Author