Daawo Video-Sawiro: Golaha Deegaanka Minneapolis oo baasgareeyey Gaadiid la Siinayo Bosaso

8 April 2016 (Puntlandes) Golaha Degaanka  Magaalada Minneapolis ee Dalka Maraykanka ayaa ansixiyey qaraar u hor geeyey Xildhibaan Cabdi Warsame oo katirsan golaha degaanka Magaaladaas, ahna Gudoomiyaha Degmada 6aad Magaalada Minneapolis.

Qaraarkan ay meel mariyeen Golaha Deegaanka Minneapolis ayaa waxaa uu ogaalanayaa in magaalda Bosaso loogu Deeqo Gaadiidka Dab damiska, Gaadidka Caafimaadka , iyo kuwo ay istcmaalaan laamaha amaanka oo loo istcmaalo amniga.

Xildhibaan Cabdi Warsame ayaa xildhibaanada horgeeyay qaraarkaan madaama dhawaan la mideeyay Minneapolis iyo boosaaso waxaana xildhibaanada Minneapolis ay ansixiyeen qaraarkaan  madama qalabkaan dhamaan loogu shaqaynayo bulshada rayidkaa.

218-10

218-10a

Puntlandes.com

About The Author