Dhagayso: Axmed Diiriye “17ka degmo ee G Banaadir 2 reer Xamar baa degen 15ka soo hartana Habargidir baa haysata, Hawiye ayaa leh”

9 April 2016 (Puntlandes) Odoyaasha kala ah Axmed Diiriye iyo Maxamed Xasan Xaad oo sheegay in magaalada Muqdisho ay tahay magaalo Hawiye Soomaalida kalana ay marti ku tahay.

218-12e

Axmed Diiriye ayaa sheegay in 17ka Degmo ee Gobolka Banaadir waa sida uu yire ay “2 reer Xamar degen yihiin 15ka soo hartana ay Habargidir haysato maya ay Hawiye leeyihiin”

Dhagayso Axmed Diiriye


Puntlandes.com

About The Author