Qarax Xoogan oo ka dhacay magaalada Muqdisho

11 April 2016 (Puntlandes) Waxaa goor dhawayd ka dhacay  agagaarka Xarunta Maamulka Gobolka Banaadir Fisha Governo ee Degmada Xamar Weyne qarax aad u xoogan, kaasoo sababay qasaaro isugu jirta dhimasho iyo dhaawac.
218-1b3
Qaraxan oo ahaa mid aad u xoogan oo laga maqlay qeybo badan oo kamid ah maaalada Muqdisho, wararku waxay sheegayaan inuu ahaa gaari Waxyaabaya qaraxa laga soo buuxiyey.
Qaraxaayaa lgu soo waramayaa  inuu ka dhacay afaafka hore Maqaayada Al-Hindi oo kutaala agagaarka Xarunta gobolka Banaadir, waxaana qaraxan ka dhashay qasaaro dhimasho iyo mid dhaawac oon tiradooda wali si rasmi ah loo ogeyn.

About The Author