Daawo Video: Gudoomiyaha Gobolka Mudug oo ka hadlay Meydad laga helay Duleedka Gaalkacyo & Amniga Gobolka

18 April 2016 (Puntlandes) Gudoomiyaha Gobolka Mudug Xasan Maxamed Khaliif oo kula hadlay Saxaafada xafiiskiisa ayaa waxa uu ka hadlay Meydad labo ahaa oo laga helay dhawaan Duleedka magaalada Gaalkacyo, isagoo sheegay inay Baaritaan wadaan ayna dhawaan soo saari doonaan natiijada baaritaankaasi.

219-1a2

Gudoomiyaha Gobolka Mudug ayaa waxa kaloo uu ka hadlay Amniga Gobolka iyo dadka ka yimid Gobolada Koonfureed ee Soomaaliya iyo Qaxootiga Oromada ah ee ku sugan magaalada Gaalkacyo.

Puntlandes.com

About The Author