Dhagayso Hordhac: Madaxweynaha DFS oo Sheegay inuu Musharax yahay (VOA oo Waraysatay)

21 Apr 2016 (Puntlandes) Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh oo ku sugan magaalada Washington oo waraysi siiyey VOA ayaa sheegay inuu mar kale yahay musharrax u taagan doorashada madaxweynenimo ee sannadkan ka dhacaysa Soomaaliya.
220-2b1
Xasan Sheekh ayaa sheegay inuu la imaanayo Qorshaha Doorashadiisa isagoo sheegay in 6dii Tiir eek u galay Doorashadii 2012 kii uu Fuliyey intii uu Kursiga ku fadhiyey waa sida ay isaga la tahaye!!!

Dhagayso waraysi hordhaca Madaxweynaha DFS

Puntlandes

About The Author