Fadeexad Culusoow: Akhri sida uu u Boobayo Xoolihii ummadda Soomaaliyeed ka dhaxaysay

0

Madaxweynaha Xasan Culusoow ayaa u direy Bankiga Keydka Mareykanka US Federal Reverse Bank waraaq uu ku dalbanayo in la siiyo lacagta keydka ee Dowladii Somaliya u dhigatay shacabka Soomaaliyeed halkaas.

Qoraalka ayaa Waxaa fududeeyey safiirka Somalida ee dalka Kenya Maxamed Cali Americo oo ay isku dhow yihiin Culusoow.Cid ay kala tashteen ama la ogayd labadooda ma jirto.

Xatooyo ama boob/dhac  lagu soo qaadanayo hanti ay leedahay ummada Soomaaliyeeed .

Wax badan ayey beeniyeen Culusoow iyo kooxdiisu eedaymaha uga imaan jiray kooxda UN ka u qaabilsan la socoshada cunaqabataynta Somalia ee maxay cadayntaan lagu hayo ka oran?

Halkan ka akhriso qoraalka sirta ah

 

87

622

623

 

Puntlandes.com

 

About The Author

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *