Daawo Video: Madaxweyne Xasan Sheekh oo isagoo Booqasho ku jooga USA wax laga waydiiyey Xiriirka DFS ee Ruushka!!

29 April 2016 (Puntlandes)  Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh oo dhawaan Booqday dalka Maraykanka ayaa waraysi uu bixiyey waxaa lagu waydiinayaa su’aalo aad u adadag oo la Xiriira Xiriirka kala dhexeeya DFS dawlada Ruushka, taasoo dhawaan uu booqday Raysul wasaaraha DFS Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke.

220-2b1

Waxaa xusid mudan in RW Cumar booqday dalka Ruushka isagoo madaxweyne xasan Booqasho ku joogo dalka Maraykanka.

221-9a4


Puntlandes.com

About The Author