Daawo Video: Abdi Warsame oo soo bandhigay Qalabkii magalada Minneapolis ay ugu deeqday Bosaso

7 May 2016 (Puntlandes) Qalab isugu jira gaadiidka Dab damiska, Xarun Dambi baaris ah iyo Qalab loogu tala galay Gaadiidka Shilalka gala  oo ay ugu Deeqday magaalada Manneapolis  magalada la Mataanaysan ee Bosaso, ayaa waxaa soo bandhigay Gudoomiyaha Degmada 6aad ee Minneapolis ahna xubin ka tirsan Gollaha Deegaanka Magaaladaasi.

222-6a

Gudoomiyaha Degmada 6aad ee Minneapolis oo u galay dadaal dheer sidii Minneapolis iyo Bosaso loo mataaneyn lahaa ayaa sheegay inay guul weyn u tahay in gacanta lagu dhigo deeq muhiim ah oo Bosaso u baahan tahay.

Halkan ka daawo markii la Ansixiyey in ay Minneapolis Qalab ku ugu deeqdo magaalada Bosaso

Daawo Video

Puntlandes.com

About The Author