Daawo Sawiro: Jubbaland arintii Goobweyn oo nabad ku soo dhamaatay

0

Marxaladii Goobweyn oo lagu soo afmeeray nabad iyo Bare Hiiraalana oo imandoona doono Kismaayo kadibna sida qorshuhu yahay loo gudbin doono Muqdisho halka ciidankiisa Lagu xarayn doono Jaamacada Kismaayo.
Saraakiil hordhac u ah ayaa caawa Kismaayo la keenay.Waana sadax sarkaal oo magacyadooda la yiraahdo Col Cabdi Cigaal waa taliyihii maleeshiyada Bare Hiiraale,Maxamed Cali iyo Cabdirashiid Macalin.
Nabad qaadashada Bare Hiiraale ayaa kusoo beegantay xili ciidamada maamulka Jubaland iyo kuwa AMISOM ay udiyaarsan yihiin inay qaadaan weerar ay ku xoraynayaan deegaanada wali ku harsan gacanta Alshabaab.

Sawirada halkan ka daawo

42

43

44

45

46

47

 

 

 

 

Xafiiska wararka

Puntlandes.com

About The Author

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *