Shirka Madasaha Qaran dhawaan ka furmaya Garoowe

23 May 2016 (Puntlandes) Shirka Madasaha Qaran oo ay ku kulmi jireen madaxda Soomaalida ayaa waxa uu Caasimada Puntland ee ka furmayaa maalinka Axada ee soo socota bishuna ay tahay 29ka May 2016.

223-8c

Shirka Madasha ee Garowe ayaa ku soo aadaya iyadoo uu shalay Xeer Madaxweyne uu ku meel mariyey Hanaaka Doorasho ee lagu soo Heshiiyey madaxweyne Xasan Sheekh.

madaxweyne Xasan ayaa meel mariyey Hanaaka Doorasho kadib markii uu Beesha Caalmak kala kulmay Cadaadis aad wayn.

Puntlandes.com

About The Author