Daawo Musharax Mohamed Abdirizak oo ka soo kiciyimay Nairobi kuna soo wajahan Bossaso.

24 May 2016 (Puntlandes) Musharax Mohamed Abdirizak oo ah Musharax aad u cad cad una taagan madaxweyninimada Soomaaliya ee la filayo in Doorashadeedu dhacdo sep 2016 ayaa shalay ka soo kiciyimay magaalada Nairobi ee dalka Kenya isagoo ku wajahan Xarunta Ganacsiga Puntland ee Bossaso.
223-11
Musharax Mohamed ayaa horay u booqday magaalooyin badan oo ka mida Soomaaliya sida Muqdisho oo uu kaga djhawaaqay Musharaxnimadiisa iyo Baydhabo xarunta maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.


Puntlandes.com

About The Author