Sawiro: shirkii Madasha Wadatashigga Hogaanka Dhaqanka Soomalidda oo Doortay Shirgudoonka Isimadda

25 May 2016 (Puntlandes) Shirkii uu Gogoshiisa dhigay Boqorka Beelaha daarood Boqor Burhaan ee Madasha Wadatashiga Hoogaanka Dhaqanka Soomaaliyeed uga socdau magaalada Qardho ayaa doortay Shirgudoonka kooban Gudoomiye iyo 4 Xubnood.

Shir Gudoonka ayaawaxay  kala yihiin sidatan hoose:

1-Ugaas Cabdilaahi Ugaas Xaashi Faracade. (Beesha Hawiye ): waxaa loo doortay Guddoomiye

Xubnaha Guddiga
2-Ugaas Maxamed, Ugaas Xaashi (Beesha Daarood )
3-Suldaan Xaydar Suldaan Suufi (Beesha Digil Iyo Mirifle )
4-Imaam Cismaan Maxamuud Cismaan (Beesha Shanaad )
5-Ugaas Cabdirixmaan Xaaji Xussien (Beesha Direed)

Waxaa lagu wadaa in Madasha Wadatashiga Hoogaanka Dhaqanka Soomaaliyeed la soo gabagabeeyo Warmurtiyeedna laga soo saaro beeri oo Khamiis ah.

Daawo sawirada
1

1a

1b

2

3

4

5

6

7

8

9

10

11

12
Puntlandes.com

About The Author