Daawo Video: Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Oo Daaha Ka Qaaday Saamiga Rasmiga Ah Ay Somaliland Ku Leedahay Heshiiska Dekeda Berbera (Xasaasi)

25 May 2016 (Puntlandes)  Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland ayaa sharaxaad dheeri ah ka bixiyey Heshhiskii ay Somaliland ku wareejiyey Shirka Dubai World (DPW).

222-8a3

Shirkada Dubai World (DPW) ayaa ku heshay 65% yeelanayo Dekeda Berbera halka ay Somaliland na yeelanayso 35% oo kaliya, taasoo maamulkeeda iyo Dakhliga kazoo xaroodaba ay DPW.

Dhanka maamulka ayaa Somaliland waxay ku yeelanaysaa 2 Xubnood oo Gudiga maamulya ka mida kaasoo tiradiisu ay noqon doonto 7, iyadoo ay DPW ay helayso 5 Xubnood.

Puntlandes.com

About The Author