DFS oo maanta Safiir u magacawday Yuusuf Garaad

26 May 2016 (Puntlandes) Sida Warbaahinta Puntlandes uu ilo xog ogaal ah ka helay, DFS ayaa waxay manta Safiir j magacawday Wariyaha Caanka ah Yuusuf Garaad.

224-2

 

Shirkii gollaha Wasiirada DFS ayaa waxaa maanta lagu magacaabay Yuusuf Garaad iyo laba Safiir oo kale, lagumana sheegin sidii ay caadada ka dhigatay DFS wadamada loo magacaabay Safiir Yuusuf Garaad iyo labada Safiir ee kale.

Waxaa u haray DFS wax ka yar sadex bilood waxayna aad ugu mashquulsan tahay Kooxda ja talisaya Villa Somalia ee DAMUL JADIID inay saaxiibadood u magacaabaan jagooyin aad muhiim u ah intasan Xafiiska banayn.

Yuusuf Garaad ayaa waxaa uu soo noqday Wariye idaacadda Afka Soomaaliga ku hadasha ee BBC iyo madaxii isla idaacadaas.

Puntlandes.com

About The Author