Daawo Sawiro Musharax Mohamed Abdirizak oo Bosaso lagu soo dhaweeyey

27 May 2016 (Puntlandes) Musharax Mohamed Abdirizak oo ah Musharaxa ugu  cad cad Musharixiinta isu soo taagay madaxweyninimada Soomaaliya ee la filayo in Doorashadeedu dhacdo sep 2016 ayaa waxaa si wayn loogu soo dhaweeyey Xarunta Ganacsiga Puntland ee Bossaso.

Musharax Mohamed Abdirizak ayaa taageero wayn ka helay Ganactada iyo shacabka Gobolka Bari. Musharaxa ayaa Musharaxnimadiisa kaga dhawaaqay magaalada Muqdisho, kadibna waxa uu booqday oo si wayn loogu soo dhaweeyey magaalada Baydhabo ee xarunta maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Musharax Mohamed ayaa iminka bilaabay booqasho uu kula bixiyo Puntland.
Daawo sawirada
1

1a

1a1

1a1a

1a2

1a3

1a4

1a5

2

2a

3

3a

4

5

6

7

8

9

9a

a2

aa
Puntlandes.com

About The Author