SHIRKII MADASHA OO LAGU QABAN LAHAA GAROWE OO LAGA WAREEJIYEY XAGGE?

27 May 2016 (Puntlandes) Shirkaa Madasha Wada Tashiga oo ay madaxda Soomalidu ku yeeshaan Caasidda Puntland ee Garowe ayaa sida ay Xogta ku helatso Earbaahinta Puntlandes laga wareejiyey.
Shirka oo qorshuhu ahaa inuu ka qabsolmo Garowe naalinimada Axada oo bishu ay tahay 29ka May ayaa waxaa iminka loo wareejiyey magaalada Muqdisho oo uu ka dhacayo isla maalinkaas.
223-8c
Horay ayaa waxaa loogu balamay in 10ka May inuu Garowe ka dhaco Shirka dib u eegidda Dastuurka kaasoo ilaa iyo iminka aan qabsoomin, mar walbana dib loo riixayo.
Madaxda dawlad Goboleedyada oo uu ku jiro Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa maalinka beri ah ku wajahan Magaalada Muqdisho oo ay uga qayb galiayaab Shirkii Hanaanka Doorasho ee ka dhici lahaa Caasimadda Puntland ee garowe.
Puntlandes.com

About The Author