Raysal wasaaraha DFS Sharmarke oo ka baaqday safar uu ku tagi lahaa Dhuusamareeb

28 May 2016 (Puntlandes) Warar lagu kalsoon yahay oo ay heleyso Warbaahinta Puntlandes ayaa waxa ay sheegayaan in wafdigii Raysul Wasaaraha  DFS Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke ee Maanta la filaayey inay booqasho u tagaan magaalad Dhuusa-mareeb ay ka baaqdeen.

217-8l

Wararka ayaa waxa ay sheegayaan in maamulka Ahlusuna e eka arimiya Deegaanadaas ayaa ka biyo diiday Wasiiro ka mid ah Wafdiga Raysul wasaare Sharmaarke.

Ahlusuna ayaa la sheegay inay diideen In Wafdiga ay ka mid noqdaan Wasiiro ka tirsan Kooxda DAMUL JADIID e eka talisa Vila Somalia, waxaana ka mida Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada Mahad Maxamed Salaad

Wararka la xiriira safarka RW kala soco Warbaahinta Puntlandes

Puntlandes

About The Author