Daawo Video: Caleema saarkii Cali Khaliif Galayr oo dhamays tiran

0

Bartanihii Agoosto ayaa Prof Galayr Cadaada iyo Bilcilka Saaxdheer loogu doortay madaxweynaha Khaatumo. Hadaba caleemasaarka Prof-ka ayaa waxay u qorshaysnayd in ay ka dhacdo isla goobtii lagu doortay markay taariikhdu tahay 28 ka Agoosto 2014 laakiin waxaa soo weeraray lana wareegay goobtaas Somaliland. Waxayna howlwadeenadii xafladaa u wareejiyeen isla maalintaas Toda Ergo,an dhexdiisa.

Daawo xafladii Prof galayr oo dhamaystiran

Puntlandes.com

About The Author

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *