BREAKIN NEWS: Hotelka Ambassador oo Weerar Qaraxyo iyo Rasaas ah lagu qaaday

1 June 2016 (Puntlandes) Qarax aad u xoogan iyo Weerar Rasaas oo xigay ayaa goor dhaweyd lagu qaaday Hotelka Ambassador oo ku yaalla Wadada Makka Al-Mukarama ee Magaaladda Muqdisho.

223-8

Kooxdii Weerarka gaysatay ayaa Weerarka ku bilowday Qarax xooggan,kadibna waxaa xigay Rasaas,waxaana la soo sheegayaa in Kooxdaasi ay ay gudaha u galeen Hotelka Ambassador..

Weerarka Hotelka Ambassador ayaa imaanaya xilli la filayo inuu Magaaladda Muqdisho soo gaaro Madaxweynaha dalka Turkiga Turkiga Recep Tayyib Erdogan iyo Wasiirada Arimaha Dibada ee dalalka Ingiriiska iyo Talyaaniga.

About The Author