Dhagayso: Warbixin ku saabsan Doorka Odayaasha Dhaqanka ee Siyaasadda Somalia

1 June 2016 (Puntlandes) Dhawaan ayaa la filayaa inay Soomaalia ka dhacdo Doorasho, waxaana socda shirar siyaasadeed oo la doonayo in lagu hirgeliyo waxyaabaha ilaa iyo hadda dhinacyada ay heshiis ku yihiin.
1
Warbixintan ayaa waxaa lagu eegayaa qaabkii loo soo xulay 135tii oday dhaqameed ee soo Xulay Xildhibaanada hada jira iyo isbarbar dhiga Qaabka Xildhibaanada soo socda loo soo xulayo.

Dhagayso Warbixin dheer oo ay Idaacadda VOA ka diyaarisay

Puntlandes.com

About The Author