Daawo Isimo DDSI oo lagu soo dhaweeyey Gaalkacyo

Isimo DDSI oo uu hogaaminayey Garaad Kulmiye Garaad Maxamed Garaad Wiil-waal ayaa waxa lagu soo dhaweeyey magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug, waxaana halkaas kusoo dhaweeyey qaar ka mida Isimada Gobolka Mudug oo ay u horeeyaan Amiir Maxamuud Yusuf Ciise iyo Iimaam C/wahaab Maxamuud Gurey.

225-1a2a

About The Author