TACSI: Marxuum Cali Jaamac Caliyare oo ku geeryooday

Innaa Lillaahi wa innaa ileyhi Raajicuun

Waxa shalay oo ay ahayd tariikhdu 6dii June 2016 ku geriyooday magaalada Muqdisho Allah ha naxariistee Cali Jamac Caliyare.

222-5a2

Anagoo ah:

Bashir Abshir Gaas

Abdirisaq Warsame Faarax (Garwayne)

Mahdi Yuusuf Dhuux

Cabdulahi Jaamac Xirsi Kilimbe

Mahad Xaaji Cabdulaahi Bacalwaan

Salebaan Xaaji Cabdulaahi Bacalwaan

Cabdulaahi Cabdi Calimadobe (Sandiko)

Cabdicasiis Axmed Aadan Gabalaax

Cabdisitaar Xasan dhurwaa

Cabdicasiis Xaashi Daqare

Istaahil Maxamed Jaamac Dhubad

Waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa Marxuumka Qoyskiisii, Eheladiisa, waxaan kaloo Tacsi gaar ah u diraynaa dhamaan Qowska reer Caliyare iyo Maariya Jaamac Caliyare iyo Gen. Axmed Xasan Afey.

Waxaana Allah uga baryaynaa inuu Janatul fardowsana ka waraabiyo Marxuumka samir iyo Iimaana kasiiyo Qoyskii, ehelkii iyo qaraabadii uu ka geeriyoodey, Amiin, Amiin

About The Author